Muqdisho:-Boqor Maxamed Jaamac oo beeniyey war laga faafiyey

Afhayeenka issimada gobolada waqooyi Boqor Maxamed Jaamac Suldaan Cumar ayaa beeniyey warar been abuur ah oo loogu gafay shaqsiyadiisa , wuxuuna sheegay in arimahaas loogu talagalay in lagu dhaawaco sharafkiisa iyo sumcadiisa .

Boqor Maxamed Jaamac ayaa ku eedeeyay arrintaan Wasiirkii horre ee warfaafinta Dowlada Federalka Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo uu sheegay inuu Xildhibaan ku noqday sifo aan sharci ahayn,Islamarkaana dacwad ka dhan ah uu u gudbinayo Hay,addaha Sharciga.

Wuxuu soo gaarsiiyay Boqor Maxamed Jaamac warbaahinta qoraal ka kooban shan bog oo uu kaga jawaabayo arrinta uu beeniyay

Hoos  ka Akhriso qoraalkiisa

Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST