Xildhibaan ka tirsan Puntland oo qarax loogu xiray Gaarigiisa

Wararka PUNTLAND POST ka helayso magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in qarax ka dhacay agagaarka xero daraawiisheed ee magaalada Gaalkacyo loogu xiray gaarigiisa mudane ka tirsan Baarlamanka Puntland .

Dad ka agdhow goobta ayaa u xaqiijiyay PUNTLAND POST inuu kasoo gaarey dhaawac culus Xildhibaankan oo lagu naanayso Cali Ceejis.

Kala soco wixii faahfaahin ah PUNTLAND POST