Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Guuleed oo iscasilay

Madaxweynihii Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa iska casilay xilkii Madaxweynaha Galmudug ka dib markii uu sheegay inuu isu casilay arrimo la xiriira xanuuun uu ugu jiro Isbitaal ku yaala dalka Hindiya.

Afhayeen lagu magacaabo Roob Da,ay ayaa warbaahinta u xaqiijiyay Iscasilaada Cabdikariin Guuleed.

Baarlamanka Galmudug ayaa horey xilka uga qaaday Cabdikariin Guuleed Madaxweynaha Galmudug.

Akhriso dikreetada uu isku casilay Guuleed.

Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST