PUNTLAND POST oo tacsi u direysa qoyska Marxuumad Xaawo Ciise Aw-maxamed

Bahda iyo Maamulka Warbaahinta PUNTLAND POST waxay halkan uga tacsiyeynayaan geerida ku timid Hooyo Xaawo Ciise Aw-maxamed oo xalay ku geeriyootay magaalada Garowe, Waxaan alle uga baryaynaa inuu qabriga u nuuriyo, Kitaabkeedana midigta ka siiyo.

Si gaar ahaan PUNTLAND POST waxay uga tacsiyeynaysaa Wariye Mukhtar Cabdi Faarax oo ka tirsan bahda PUNTLAND POST geerida ku timid Hooyo Xaawo Ciise Aw-Maxamed.

Waxaa diraya tacsida.

Xuseen Yuusuf Muuse Maamulaha PUNTLAND POST.

Abshir Dhiirane Tafatiraha PUNTLAND POST.

Liibaan Xuuxuule Madaxa Suuqgeynta PUNTLAND POST.

Cabdiqani Boos Wakiilka PUNTLAND POST ee BOSASO.

Maxamed Samatar Cowke Wakiilka PUNTLAND ee MUQDISHO.

iyo Dhamaan Shaqaalaha iyo Maamulka Warbaahinta PUNTLAND POST waxay uga tacsiyeynayaan Mukhtaar Cabdi Faarax iyo Dhamaan Qoyska ay ifka uga tagtay Hooyo Xaawo Ciise Aw-Maxamed oo maanta lagu aasay magaalada Garowe, Waxaan Ilaahay uga baryaynaa Janatu Fardwosa iyo Samir iyo Iimaana Allow ka siiyo Ehelka, Qaraabada iyo Intey Ifka Uga Tagtey Marxuumad Xaawo Ciise Awmaxamed.

Aamiin,,, Aaaamiin,,,,, Aaaaaaaamiiiiin…