Daawo: Hooyo dhiban oo Umada Islamka ka codsatay in la caawiyo

Hooyo Saynab Maxamed Cali waa hooyo soomaliyed oo ku nool kaam Qoxooti oo ku yaala magaalada Boosaso waxa ay la dhibatoonaysaa wiil yar oo 16 jir ah oo ay dhashay kaas oo ka tahriibay.

Wiilkan ay dhashay Saynab Maxamed Cali oo ah hooyo soomaliyeed waa Agoon abihiina mar hore ayuu geeryoday .

Mahaysato wax ay ku caawiso wilkeeda oo ay sheegatay in ay haystaan magafayaal waxana uu hada ku suagn yahay Caasimada Libiya ee Tripoli waxana ku dhacday xabad waana dhaawac sida hooyo sayanab ay u sheegeen dadka haysata wiilkeeda.

In dheheeda wax ka muuqad murugo xoogan oo ay la ilmaynasaa silica haysat wiilkeeda iyo wax la aanta haysat iyada  waxa au ku noo shahay guri cariish ah oo ku yaala kaam kamid ah kamamka ku yaala gudah Boosaso.

Waxa ay  Umada islamaka ah ee ku sugan dalka iyo dibadiisaba ka cod sanaysaa in laga caawiyo si  danta wiilkeeda oo ay markale  hesho .

Ilahay  waxa uu yiri isku gar gaara aan idin gar gaare walal u gar gaar hooyo saynab Maxamed Cali oo wiil ay dhashay uu ku xiran yahay Caasimada Libiya ee Tripoli.

Wlo Caawi Hooyadan Dhiban oo la xirii Talefankeeda. +25290713970 Ama Xafiika Puntland Post ee Boosaso, +252907643864