TABABAR LOO QABTAY ARDAYDA SANADKA AFRAAD EE JAAMACADDA MUQDISHO FARACEEDA BOOSASO

Jaamcadda Muqdishu Xarunteeda Magaalada Bosaso ayaa waxay Tababar  u qabatay  ardayda  sanadka  afraad  dufcada 17  . tababarkan ayaa ardaydu waxa ay ku barteen  cutubyo ay kamid ahayeen “ Diyaarinta  proposal ka ,iyo  data analysis

Tababarkan oo ah mid ay jaamacaddu Sanad walba uqabato Ardayda sanadka afaraad ayaa waxaa soojeedinayay  Professoro  ka tirsan  jaamacadda . waxa uu ahaa tabar aad u qiima badan  ardayduna baahi wayn u qabeen  madaama ay ku jiraan sanadkii ugu dambeeyey  ee qalinjibinta.

Tababarkan ayaa waxaa sooqabaqaabiyay Xafiiska Arrimaha Ardayda iyo Isdiiwangelinta Jaamacadda Muqdisho Xarunta Bosaso.

Ardayda a ayaa aad ugu faraxsanaa  in ay qaataan tabarkan  madaama ay ku jiraan qorista buuga qalanjibinta  .

Ugu dambeen tabarku waxa uu ku soo dhamaaday jawi farxad leh .

CABDIQANI BOOS

PUNTLAND POST, XAFIISKA BOOSASO