Roob Dabaylo wata oo ka Da’ay Buuraleyda Gobolka Sanaag

Roobab xooggan oo Dabayla wata ayaa ka da’ay deegaano badan oo ka tirsan Gobolka Sanaag oo dhawaan ay halkaasi ka tagneed xalad Abaared oo daran taas oo samaysay dad iyo duunyaba .

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in Roobab lixaad leh oo Dabaylo wata ay ka da’een Buuraleyda  Gobolka Sanaag, sida ay Puntland Post u xaqiijiyeen dadka deeganadaasi.

Roobab kan ayaa sababay dhimashada xoolo gaaray 500 neef oo ay la hayeen dadka Reermiyi  ah oo ku noola deeaganadaasi .

Deegaanada ay roobabka Dabaylaha wata ka da’een waxa dhawaan ka tagneed Abaar bahasan oo saman ku yeelataya dadka iyo duunyada halkaasi ku nooleed.

Dhawaan ayey ahad markii uu Rob dabaylo wata ay ka da.een deegaano ku teed san dhul xeebeedka gobalaka Bari, kaas oo saaman ku yeeshay dadka Reemiyiga ah .

Faah Faahin la soco insha alah .

CABDIQANI BOOS

PUNTLAND POST