Ilhaan Cumar iyo Seygeeda oo maanta lagu soo dhaweeyay Garowe

Garowe (Puntland Post):- Waxaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garowe Xildhibaan Ilhaan Cumar iyo Seygeeda Waxaana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Garowe masuuliyiin ka tirssan Dowlada Puntland, Maamulka Gobolka Nugaal, Kan Degmada iyo Dadweyne Fara-badan.

Ilhaan Cumar ayaa lagu wadaa in galabta u furto tartan kubadda kolayga ah oo gabdho ciyaartooy ah oo kala socda maamulada Puntland, Jubaland, Galmudug, Hirshebelle iyo Koonfur Galbeed uga furmaya magaalada Garowe.

Soo dhaweyn ka dib Ilhaan Cumar iyo Seygeeda oo boqolaal dadweyne ah la hadlay ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin imaanshaha magaalada Garowe, Waxayna uga mahadceliyeen dadkii soo dhaweeyay.

Daawo Sawirada.

img_1765

img_1857 img_1671 img_1674 img_1676 img_1680 img_1681 img_1691 img_1692 img_1695 img_1697 img_1705 img_1709 img_1713 img_1714 img_1717 img_1720 img_1721 img_1705 img_1709 img_1713 img_1717 img_1720 img_1721 img_1722 img_1724 img_1727 img_1728 img_1737 img_1740 img_1745 img_1748 img_1769 img_1772 img_1778 img_1779 img_1781 img_1795 img_1815 img_1824 img_1828 img_1830Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST.