Gudigga Dorashada Galmudug oo ka Hadlay Dad la sheegay in ay Carqalad ku Wadaan Doorashada

Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Galmudug iyo Wakiilada u matala Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan howlihii doorashooyinka ee ka dhacay Cadaado iyo hanaankii loo maray meel marintiisa.

Halkan hoose ka akhriso War saxaafadeedka ka soo baxay Guddiga doorashada Galmudug:-

galmudug_9

CABDIQANI BOOS