Ururka Gollaha Bulshada Soomaaliyeed oo maanta tababar ku qabtay Garowe

Garowe (Puntland Post):- Ururka Gollaha Bulshada Soomaaliyeed oo marka magaciisa la soo gaabiyo la yiraahdo SSF ayaa maanta Garowe ugu qabtay shaqaalihiisa tababar kor loogu qaadayo xirfadooda , kaas oo socon doona muddo hal maalin ah.

Waxaana ka mid ah casharada la bari doono shaqaalaha Ururka SSF :-.

  1. Siyaasadda Maaliyadda.
  2. Isku xirka
  3. Nidaamka maamul siyaasadeed ee SSF.
  4. Habeynta Nidaamka bandhigista Shaqooyinka.
  5. Dimuqraadiyeynta, Xuquuqul aadanaha iyo Habka ku wacyigalinta Bulshada.
  6. Nidaamka Xisaabaadka Maaliyadda.
  7. Macluumaad siinta deeq bixiyaasha caalamka .
  8. Hab maamulka shaqaalaha.

Daawo Sawiradda Shaqaalaha SSF.

img_7397 img_7399 img_7400 img_7402 img_7403 img_7404 img_7405 img_7406 img_7408 img_7409 img_7410 img_7411 img_7412 img_7416 img_7418 img_7419 img_7424 img_7425 img_7431 img_7436 img_7439 img_7441Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST