Maxkamad Dil kuu Xukuntay Dhalinyaro ka ttirsanaa Ururka Daacish

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ee Shanta gobol iyo danbiyada culus ayaa  xukuno dil iyo xabsi daa’in ku xukuntay 5 qof.

Maxkamadda ayaa shanta qof ku he shay in ay ka tirsan yihiin maleeshiyaadka Daacish iyo Al-Shabaabta ku sugan Puntland.

Raga eedeysanayaasha ah ayaa qaarkood qirtay danbiga lagu soo eedeeyey,halka qaarkood sheegeen in lagu qasbay ka gadaal markii jirdil loo geystay.

Gudddoomiyaha Maxkamada Col Cabdifitaax  Xaaji Aadan  ayaa sheegay in Eedeysanayaasha qaarkood ay qirteen inay kamid yihiin ururka Daacish halka qeybtoodna ay sheegeen in qiraalkoodu ahaa mid lagu khasbay kadib markii jirdil loo geystay.

DHAGAYSO XUKUNKA LAGU RIDAY EEDAY SANAYAASHA..

CABDIQANI BOOS 

PUNTLAND POST

XAFIISKA BOOSAASO