WAREYSI Musharax Abshir Xasan Abshir Doorashada Soomaaliya 2016

Garowe (Puntland Post):- Barnaamijka DAREENKA DHIIRANE oo maalin walb oo Jimco ah kala socotaan Warbaahinta PUNTLAND POST todobaadkan waxaa su,aalo ku saabsan barnaamijkiisa Siyaasadeed iyo Qorshihiisa Musharaxnimo lagu waydiinayaa Musharax Abshir Xasan Abshir oo kusoo biiray Musharaxiinta doonaya inay u tartamaan doorashada dalka Soomaaliya sanadka 2016-ka.

Wareysiga Musharaxa ayaa taabanaya dhinacyo kala duwan.

Haddaba Halkan hoos ka daawo wareysiga Musharax Abshir Xasan Abshir.

Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST