Somalida Gobalka Minisota oo DHIGAY Dibad-bax lagu Muujiniyay Isku duub-nida Bulshada

 

Somalida ku dhaqan gobolka Minisota ee dalka Maraykanka ayaa dhigay dibad-bax balaaran oo ujeedkoodu ahaa sidi lagu muujinayay midnimada bulshooyinka kala duwan ee ku nool gobolkaas ,waxaana ka soo qayb-galay dad weyne aad u fara badan oo Soomalidu ay Somalidu ugu horaysay.

Qaar kamid ah hormuudka bulshada Somalida ee gobolka ayaa ka hadlaya dareenkooda ku aadan dibad-baxan oo kamid ahaa kuwii ugu balaarnaa ee ka dhaca gobolkaas ,tan iyo markii Donald Trump la doortay.

Donald Trump madaxaweynaha Maraykanka ayaa waxa soo baxayeye dibad baxyo ka dhan ah Madxaweynaha Maraykanka  Donald Trumo .

CABDIQANI BOS

PUNTLAND POST