“DAAWO” Qoysas badan oo ku barakacay abaarta ku dhufatay Puntland

Garowe (Puntland Post):- Qoysas fara-badan ayaa ku barakacay abaarta ku dhufatay deegaano ka tirsan Puntland,Waxayna muujinayaan sawiro ay usoo direen PUNTLAND POST guddiga culimada ee kormeerka ku maraya deegaano ka tirsan Goboladda Nugaal, Bari, iyo Karkaar reer guuraa fara-badan oo ku cayroobay abaarta ku dhufatay dhulka Puntland.

Sida ka muuqata Sawiradda hoose abaarta ka jirta Puntland ayaa sababtay inay xoolahoodii ku waayeen Qoysas fara-badan oo reer miyi ah, kuwaas oo aanan haysan cunto iyo biyo midna.

Qaar ka mid ah guddiga culimada ee u kuurgalaya xaalada Abaarta ayaa u sheegay PUNTLAND POST in marba marka ka danbeysa xaaladu kasoo dareyso islamarkaana looga baahan yahay qeybaha kala duwan ee bulshada  ku nool gudaha iyo dibadda sidii ay ugu baraarugi lahaayeen xaalada cakiran ee ka jirta dalkooda.

Daawo Sawiradii ugu danbeeyay oo laga soo qaaday abaarta ku dhufatay deegaanada PUNTLAND.

 img-20161112-wa0051 img-20161112-wa0052 img-20161112-wa00531  img-20161112-wa0054 img-20161112-wa0055 img-20161112-wa00561img-20161112-wa0049 img-20161112-wa00561 img-20161112-wa0046 img-20161112-wa0050 img-20161112-wa0047 img-20161112-wa00411 img-20161112-wa0040 img-20161112-wa0038 img-20161112-wa0033 img-20161112-wa0043 img-20161112-wa0042 img-20161112-wa0048 img-20161112-wa0044 img-20161112-wa0032 img-20161112-wa0027 img-20161112-wa0029 img-20161112-wa0031 img-20161112-wa0026 img-20161112-wa0024 img-20161112-wa0025Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST