MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO KA HADLAY ARIMO BADAN

BOOSASO,(Puntland Post):Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo dib ugu soo laabtay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari,ayaa ka hadlay arrimaha Shirkii Dubia ka dhacay, Dagaalada ka socda magaalada  Qandala, Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Puntland oo sheegay in Dawlada soomaliya ay siiso  Puntland lacago badan  iyo hishiiskii ay wada gaaren maamulka Galmudug .

Shir Jaraa’id oo uu qabtay Madaxweynaha Puntland ayuu uga hadlay arrimahaas oo dhan.

HOOS KA DHAGAYSO  CODKA MADAXWEYNEHA PUNTLAND Dr CABDIWALI MAXMED CALI GAAS

CABDIQANI BOS

PUNTLAND POST BOOSAASO,