Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo xirtay 3 Jamacadood oo Ku yaala Dalka

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay  in qaar ka mid ah Jaamacadaha ka jira dalka ay xirmeen kadib markii ay buuxin waayeen shuruudihii looga baahnaa Jaamacadnimada.

Ismaciil Yuusuf Cismaan, Agaasimaha Tacliinta sare ee wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya, ayaa sheegay in 3-da Jaamacadood ee xirmay ay lumiyeen tayada waxbarashada Jaamacadda laga rabo.

Hoos Ka dhagaysyo Codka Agaasimaha Waxbarshada Waxbarashada Soomaliya

CABDIQANI BOOS

PUNTLAND POST