Culimada Boosaso Oo Kahadlay Dagaalka Gaalkacayo

Culimada magaalada boosaso oo kulan ku qabtay boosaso ayaa ka hadalay dagaalada ka socda Magaalada gaalkacayo ee xarunta gobalka mudug kaas u dhexeeya Maamulada Puntland iyo Galmudug .
Culimada ayaa sheegay in xiligan aan loo bahnan in dagaalo sokeeye oo xiligan ka dhaca dalka xili loo diyaar garoobayo doorshooyinka dalka waxayna sheegen in maamuladaasi la dhex dhigo gogola nabadeed si looga gaaro xal dagaaladasi.

Magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobalka mudug ayaa malmihii la soo dhafay wax ka jiray xiisado coladeed taas oo u dhaxaysa Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Hoos kadhagayso Codka Culimad Boosaso

CABDIQANI BOOS 

PUNTLAND POST