Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Somalia Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo Warbaahinta la hadlay maanta ayaa sheegay in Ciidamo katirsan Dowlada Federalka Somalia loo dirayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Waxa uu sheegay inay Dowlada Soomaaliya u direyso Gaalkacyo ciidan ka tirsan xooga dalka Soomaaliya, kuwaas oo uu sheegay inay kala dhex gali doonaan ciidamada Galmudug iyo Puntland ee isku hor fadhiya galbeedka magaalada .
Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa intaas ku daray inaysan u dul qaadan doonin dowlada federalku sii socoshada dhiig ku daata magaalada Gaalkacyo.
Dhanka kale wuxuu sheegay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye in lagala xisaabtami doono Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug sababta ay u joojin la,ayihiin dagaalada kusoo noqnoqday Gaalkacyo.
Lama oga inuu si rasmiya u dhaqan gali doono iyo in kale go,aankan ay maanta soo saartay Dowlada Federalka Soomaaliya
Hoos ka dhageyso Warbixin
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho

Ciidan Federalku keeno Mudug waxay noqon kuwo kasoo Horjeeda Puntland, taasna waxaa ka shaqeeyey Xildhibaanada kasoo jeeda Balarley. Dhulbadan ayaa Somalia laga haystaa , maxay Ciidamo ugu diri waayeen, Sababta meesha ku jirtaa maxay tahay.
Waxaa quman in beesha Caalamu, puntland kala hadasho beenaha , iyo loo heshiinta looheshiiyey Cadaawada Puntland.
Puntland Ciidamada Feederalku waa khiyaano , Gaalkacyo lagu waxyeelayo maaha Dhexdhexaad Ciidamo ah, waa hiilka Baraxley, waa inaan taas ogaanaa, waa Ciidan Hawiye oo Galkacyo khatar ku ah. Waa kuwii dagaalka kujiray oo kale.
Ciidan Federalku keeno Mudug waxay noqon kuwo kasoo Horjeeda Puntland, taasna waxaa ka shaqeeyey Xildhibaanada kasoo jeeda Balarley. Dhulbadan ayaa Somalia laga haystaa , maxay Ciidamo ugu diri waayeen, Sababta meesha ku jirtaa maxay tahay.
Waxaa quman in beesha Caalamu, puntland kala hadasho beenaha , iyo loo heshiinta looheshiiyey Cadaawada Puntland.
Puntland Ciidamada Feederalku waa khiyaano , Gaalkacyo lagu waxyeelayo maaha Dhexdhexaad Ciidamo ah, waa hiilka Baraxley, waa inaan taas ogaanaa, waa Ciidan Hawiye oo Galkacyo khatar ku ah. Waa kuwii dagaalka kujiray oo kale. Waa khidad Cadaw oo Cusub, Df waa in ay kala xaajootaa Puntland, waxa keenin Ciidan aan loo sinayn, oo horay dhinac ula safnaa oo dagaalka kujiray, waa khidad cadaw oo laga soo shaqeeyey Salkana kuhaysa Doorashooyinka, maaha Feederaal waa ciidamo Hawiye.
Ciidamada Federalku waa ciidan hiilo Hawiye ah, oo khatar ku ah Mudug iyo Puntland. Waa khido laga soo shaqeeyey, oo labo ujeedo leh.
1.khatar galinta Mudug iyo Puntland.
2.Arimo laxariira Doorashooyinka oo laga soo shaqeeyey.
Sidaa Darteed puntland aysan marna ogolaan ciidamo loo keenayo inay udagaalamaan Maleeshiyada Baraxley. Maaha Ciidan dhexdhexaada oo loo soo diray inay la dagaalamaan Ciidanka Puntland, ama isku day Mudug lagu qabsado.