Dikreeto kasoo baxday Madaxweyne ku xigeenka Puntland, C/xakiim C/llaahi Xaaji Cumar (Camay) ayaa lagu amray in la baaritaan dheer lagu sameeyo Gaadiidka Rakaabka ah ee isaga kala gudbaya dhamaan deegaanada Puntland.
Amarkaan ayaa la sheegay inuu yahay mid la doonayo in lagu ilaaliyo nabad-gelyadda, waxaana la tilmaamay in baarista lagu ilaalin doono sharafta muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo shuruucda baaristaanada nabad-gelyadda.
Afhayeenka Madaxtooyadda ayaa dikreetada u akhriyay Warbaahinta
Halkan ka akhriso

Abshir Dhiirane
PUNTLAND POST