Baxreyn oo waraqadihii aqoonsiga ka gudoontay safiirka Soomaaliya

Safiirka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee dalka Baxreyn Daahir Jili ayaa warqadihiisa aqoonsiga u gudbiyay wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaasi. Baxreyn

Khaalid Al-Khaliifa wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Baxreyn ayaa ka guddoomay safiirka. Soomaliya u fadhiya  doona Baxreyn

Safiirka soomaliya ee dalka Baxreyn Daahir jili iyo wasiirka arimaha dibada ee dalkaasi Khalid Al Khaalif ayaa kawada hadalay xiriirka kawada dhexeeya labadan dal  iyo sidii loo sii xoojin lahaa

Dawalada somaliya iyo dawalada dalka Baxreyn wax ay doonayaan in ay adkeeyan xiriirka u dhexeeya labadan dal iskana kaashadan sidii somaliya  looga tagaeeri lahaa dhaqalah xiriirka bulshada iyo dhanka amanka oo had ay soomaliya ay aad uga liidato