Garowe-(Puntlandpost)-Xulka kubada cagta puntland ayaa gaaray magalada muqdisho ee caasimada somaliya si ay uga qaybgalaan tartan kubada cagta ah oo magaalada muqdisho uga furmidoona dowladaha xubnaha ka ah dowlada fedaralka somaliya.
Tartanka kubada cagta ah ee ay ka qaybgalayaan dhalinyarada ku ciyaaraysa magaca xulka kubada cagta puntland ayaa waxa uu magaalada muqdisho ee caasimada dalka somaliya ka furmayaa maalinimada sabtida ah oo ay taariikhdu ku beegantahay 16 Bisha Julay ee sanadkaan .
Hoos Ka Daawo sawirada Ciyaartoyda.
Kayse Muse ALi
Puntlandpost
Garowe