Xulalka qaramada Wales iyo Northern Ireland ayaa iskaga hor imanaya kulanka labaad ee wareega 16 ka ee Euro 2016. Wales oo qaab ciyaareed cajiib ah kaga soo baxday heerkii Groupyada ayaa markale doonaya in ay dhinac iskaga dhigaan Northern Ireland isla markaana ay u soo baxaan sideed dhamaadka Euro 2016.
Wales: Hennessey, Gunter, Taylor, Davies, Chester, A Williams, Allen, Ramsey, Bale, Ledley, Vokes
Kaydka: King, Robson-Kanu, F Williams, G Williams, Edwards, Richards, Cotterill, Collins, J Williams, Ward, Vaughan, Chruch
Northern Ireland: McGovern, McAuley, J Evans, C Evans, Cathcart, Davis, Dallas, Norwood, Hughes, Ward, Lafferty
Kaydka: Carroll, Mannus, McLaughlin, Ferguson, Baird, McGinn, Grigg, Washington, McCullough, McNair, Magennis, Hodson.
Kayse Muse Ali
Puntlandpost
Garoowe