Abaadir Cabdiqaadir Cilmi oo loo magacaabay wakiilka ururka NUSOJ ee Puntland

Muqdisho(Puntland Post) Qoraal kasoo baxay xafiiska Gudoomiyiha ururka suxufiyiinta qaranka Soomaaliyeed NUSOJ Mudane Maahir Jaamac Aadan ayaa loogu magacaabay wakiilka ururka qaybta Puntland Abaadir Cabdiqaadir Cilmi oo ka mid ah wariyaasha Puntland.
13522492_876613975815917_84049469_n