Ururka Suxufiyiinta NUSOJ oo wax laga xumaado ku tilmaamay in hawada laga saaro Radio Daljir

Muqdisho(Puntland Post) Qoraal naga soo gaaray ururka ay ku midaysan yihiin wariyaasha Soomaaliya ee NUSOJ ayaa dareen cabsi iyo welwel ka muujiyay sababta hawada dowladda Puntland uga saartay Idaacadda Daljir.
13523859_1386810944668692_967838853_o