Xiriirka kubadda Cagta Puntland oo shaaciyay sharuudaha looga baahan yahay naadiyada heerka 1-aad

Garowe(Puntland Post) Xiriirka kubadda cagta Puntland ayaa maanta shaaciyay sharuudaha looga baahan yahay naadiyada heerka koowaad, kuwaasoo la sheegay inay qayb ka yihiin nidaamka lagu saxaya hababka kooxaha ay marayaan marka loo eego kan heerka caalami.

Kooxihii diiwaan galintan ama sharuudaha biixiya ayay guddigu u aqoon sanayan naadi jira oo heerka koowaad astaamahooda ka muuqdaan.
12
PUNTLAND POST