Tacsi ku socota Geerida Maxamed Abshir Walde oo soo gaaraysa Puntland Post

Xafiiska War qabadka Puntland Post ayaa waxaa soo garaaya Dad aad u tira badan oo tacsi kala duwan u diraaya Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Abshir Walde oo ahaa Siyaasi si aada looga yaqiin degaanada Soomaalida, ahaana Suxufi Rugcaadaya oo kasoo shaqeeyey Warbaahintii ugu horaysay ee Soomaaliya.

Dadka soo gaarsiiyey Tacsida Puntland Post Waxaa kamid ah

  1. Faarax Cali Jaamac Afbalaar(Wasiirkii hore ee Maaliyada Puntland)
  2. Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade
  3. Xassan Cismaan Aloore (Wasiirkii hore ee Amniga Puntland)
  4. Maxamed Faarax Ciise Gashaan (Wasiiru Dawlihii hore ee Maamul wanaaga Puntland)
  5. Cabdulqaadir Yuusuf Daahir
  6. Ex Xildhibaan Saciid Diiriye Dabagub
  7. General Axmed Shiikh
  8. Xuseen Yuusuf Muuse (Xuuxuule)
  9. Xirsi Bulxan Faarax
  10. Cabdulqaadir Nuur Salaad
  11. Cabdiraxiim Maxamed Abshir Muuse
  12. Cabdimahad Shire Cali
  13. General Saciid Xassan Yare

Si lmaid ah waxaa Puntland Post tacsi soo gaarsiiyey General Maxamed Abshir Muuse iyo qoyskiisa oo ku sugan Dalka Maraykanka, wuxuu Genralku u rajaayey inuu Alle janadii ka waraabiyo Mar xuumka Samir iyo imaana ka siiyo dhamaan ehelkii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodey.

NNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
Faafinta Puntland Post