Madaxweynaha Puntaland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa si cad uga soo horjeestay go’aanka la isku raacay ee ku aaddan nooca doorashada Soomaaliya ee 2016.
Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in dowladdiisu aysan aqbali karin in mar kale lagu laabto nidaamka qabiilka ee 4.5