Magaalada Muqdisho ayaa Goordhow waxaa ka dhacay Qaraxyo iyo Rasaas Laga maqlay Degmooyinka kala duwan ee Muqdisho.
Qaraxyadaan oo ah labo qarax ayaa ka dhacay meel aan sidaasi uga fogeeyn xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho.
Sidoo kale dableey hubeeysan ayaa qarax kadib rasaas la eegtay ciidamada dowlada Soomaaliya gaar ahaan kuwa ilaalada madaxtooyada.
Faah Faahinta dib kala soco Insha allah
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho