Puntland oo War-murtiyeed kasoo saaray caburinta lagu hayo bulshada Laascaanood

Puntland ayaa war-murtiyeed ay soo saartay ku sheegtay in shacabka magaaladda laascaanood ee gobalka Sool  ay kusugan yihiin xaalado tacadi oo ay u gaysanayaan ciidanka Somaliland, taasoo isugu jirta xarig, Jirdil, handadaad iyo caburin fikir.

Sidoo kale Puntland waxay war-murtiyeedkaas ku sheegtay in Somaliland qaadi doono masuuliyada wixii gaaray shacabka Sool, sida dhimasho, dhaawac iyo xarig isla markaan lagula xisaabtami doono.

Hoos ka Akhri war-murtiyeedka oo dhamaeystiran.

Cabdiqani Boos 

Puntland Post- Bosaso