Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kullankooda 2-aad ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxay soo saareen Jadwalka doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

PUNTLAND POST