Iskuulka Deeganka Qow oo munasabada u qabtay arday dhameystaya Iskuulkaaas

Bosaso-[Puntland Post] Dugsisga Bandar Siyaada ee Deegaanka Qow ayaa waxa uu xalfad sagootin ah u sameeyey Arday waxbarshada hoose ka dhamesatay.

Waxaana Sagootinta Ardayda ka qeyb galay Xubno ka socday golaha Wasiirada Puntland , Saraakiil ka soctay Imaaraatka Carabta Isimo iyo marti sharaf kale oo munasabada lagu casuumay.
Dugsigan ayaa waxa taakuleeya islamarkan gacanta ku haya Dawlada Imaaraatka Carbta .

Hoos ka Daawo Muuqlka Xalfada  iyo Masuuliyiintii ka hadlay.

Cabdiqani Boos 

Puntland Post- Bosaso