Madaxweyne Farmaajo oo Goordhow Warbaahinta la hadlaya

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Goordhow lagu wadaa in uu Warbaahinta la hadlo.

Wariyaasha ayaa Goordhow looga yeeray Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadlaya Xaaladaha siyaasadeed ee dalka ka jira iyo is casilaadii Gudoomiye Jawaari.

Siyaasada Soomaaliya ayaa marqura isbadashay kadib markii uu is casilay Gudoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Faah Faahinta Dib kala soco Insha allah

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho