Jawaari oo ka soo horjeystay Shaqo Joojintii Xoghayaha Baarlamaanka

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka soo horjeeystay Shaqo joojin maanta uu Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka uu ku sheegay in uu shaqada ka Joojiyay Xog-hayaha Baarlamaanka Cabdi Kariin Buux.

Gudoomiye Jawaari ayaa soo saaray qoraal uu arintaasi kaga soo horjeeystay isaga oo sheegay in uu isaga xaq u leeyahay xil ka qaadista ama shaqo joojinta iyo magacaabistaba.

Hoos ka Aqriso

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho