Taliska qeybta Booliska Gobalka Bari oo ka warbixiyey dilal ka dhacay Bosaso

Bosaso-[Puntland Post] Shirk Jaraa’id oo uu maantaTaliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari Cabdixakiin Yuusf Xuseen   ku qabtay xarunta Taliska ee Boosaaso ayuu uga hadalay dilalkii maalmihii ugu danbeeyey ka dhacayey Magaalada Boosaaso, iyo amaro uu ku soo rogay gaadiidka Takaasida ah ee ka shaqeeya magaalada.

Taliyaha ayaa arimaahas oo dhan waxa uu kaga hadlay shirkiisa oo uu ku qabtay Taliska Booliska ee Boosaaso.

Cabdiqani Boos 

Puntland Post-Bosaso