Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo Muqdisho ku Geeriyooday

Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ku geeriyooday Nabadoon Axmed Diiriye Cali.

Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa kamid ahaa Nabadoonada sida weeyn caanka uga ahaa Dalka Soomaaliya.

Nabadoonka ayaa Xanuunsanaa baryihii ugu dambeeysay iyada oo ugu dambeeyna caawa uu geeriyooday.

Nabadoonka ayaa ku dhintay isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho.

Faah Faahinta kala soco Wararkeena soo socdo Insha allah

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho