Wefti ka socda dowladda Turkiga oo gaaray Bangladesh

Wefti ka socda dowladda Turkiga ayaa maanta oo Khamiisa gaaray dalka Bangladesh kuwaas oo caawintoona Muslimiinta Rohngya ee Burma xasuuqayso, waxay tageen goobta ay ku sugan yihiin .

Madaxweynaha Turkiga ayaa horay u ballan qaaday inuu gacansiin doono Muslimiinta Rohingya oo Burma ay xusuuq daran ku hayso , weftiga Turkiga ee Bangladesh tagay waxaa hogaaminaya wasiirka arrimaha arrimaha dibadda iyo Xaaska madaxweynaha Turkiga.

Waxayna dar dargalin doonaan howlaha uu Turkigu ugu gurmanayo Muslimiinta Rohingya oo dhibaato xun ay haysato, mana jirto tallaabo ay qaadaan wadamadda kale ee islaamku oo ay ugu gurmanayaan Muslimiinta Burma lagu xasuuqayo.

QM ayaa dhawaan sheegtay in 40,000 oo qof oo qaxooti ah oo ka tirsan Muslimiinta Rohingya ay gaareen dalka Bangalashes, kuwaas oo rafaad badan ay kamuuqato.

SAWIRRO


PUNTLAND POST

XASAN BASHE