35 qof oo ku dhimatay Qarax ka dhacay dalka Afghistaan

Kapul-[Puntland Post] Inta la ogyahay 35 qof ayaa ku dhimatay tiro intaasi kabadana way ku dhaawacantay, ka dib markii Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa lagu weeraray magaalada Kapul ee Caasimadda dalka Afghistaan.

Saraakiisha Ciidamada Booliska dalkaas ayaa laga soo xigtay in qaraxaasi waxana tirada dhaawaca ayaa lagu sheegaya 46 Qof oo shacab ah.

 

Cabdiqani Boos 

Puntland Post