Daawo Sawiro Qaraxii Xalay ka dhacay Bosaso

Bosaso [Puntland Post] Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay 12 kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxii xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Boosaaso3

Boosaaso5

Boosaaso8Boosaaso9BoosaasoBoosaaso2

CABDIQANI BOOS

PUNTLAND POST