Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasime cusub

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maanta ka dhoofay magaalada Gaalkacyo ayaa  u magacaabay Agaasimaha guud ee wakaalada Wararka Puntland Cabdirasaaq Xasan (Gosol) oo horey uga tirsanaa xafiiska qurba joogta Puntland.

Xilka loo magacaabay Cabdirasaaq Gosol ayaa ah mid ku cusub Wasaarada Warfaafinta oo aanan horey u lahayn shaqadaan.

Ma ahan masuulkii ugu horeeyay oo xil ban ka abuur ah uu u magacaabo Madaxweyne Cabdiweli Gaas oo maanta u dhoofay dalka Ingiriiska

Akhriso dikreetada lagu magacaabay Cabdirasaaq Gosol.

Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST