Gudoomiyaha” isku-shuban oo ka hadlay Biyo la’aan ka Jirta Deganadaasi.

Boosaso[Puntland Post] Iyadoo ay Reer guura tiro badan oo ay samaysay Abaarata ka jirata soomaliya ay ku sugan yihiin Deegano ka tirasan Gobalaka Bari iyo Kar-kaar ayaa waxa xiliagan laga soo sheegaya in Biyo la’aana xoogan ay ka jirto deeganadaasi,.

Gudoomiyaha Degmada isku-shuban ee Gobalka Bari Maxamuud ismaaciil Ciise ayaa ka waramay xalaad biyo la’aneed oo ka taagan deeganad ku hareeraysan Degmada isku-shuban oo ay ku sugan yihiim reer guura ka soo hayaamay Gobalada kala duwan ee soomaliya.

Waxa uu ku tilmaamay Biyo-la’aantan ka jirta Deeganadsi mid halisteeda leh hadii aan si dhakhso ah waxa looga qaban ay dhibato wan keeni karto.

Dhanka kale Gudoomiyaha Degmada isku shuban Maxamuud ismaaciil Ciise waxa uu baaq u diraya umada soomaliyeed ee wax haysta iyo hay’adaha in ta badan daneeya Arimaha Bulshada oo uu sheegaya in xiligan loo bahan yahay in ay ka qab qaatan Sidi looga hortagi lahaa dhibatad biyo la’aaneed ee ka jirata deeganad ku hareeraysan Degmad isku-shuban ee gobalka Bari.

 

In kastoo Degmada iskushuban ee gobalka Bari ay ku sugan yihiin Reer guura u soo naq raacay kuwaas oo ka yimd gobalada kala duwan ee soomaliya ayaa waxaa mamaulka degamadasi cabasho ka muujinayaa Biyo la’aan soo food saratay Halkaasi.

CABDIQANI BOOS

PUNTLAND POST,,BOOSASO