Abshir Bukhaari oo Ku Guuleeystay Doorashada Gudoomiye ku Xigeenka 1-aad Aqalka Sare

Xildhibaan Abshir Maxamed Bukhaari ayaa ku guuleeystay Gudoomiye ku Xigeenka 1-aad Ee Baarlamaanka Aqalka Sare ee dalka Soomaaliya.

Abshir Bukhaari iyo Xildhibaan Dhag Dheer ayaa u Tartan Culus uu dhexmaray waxaana ugu Dambeeyntii ku Guuleeystay Abshir Bukhaari.

Abshir Bukhaari  ayaa helay 30 Cod halkan Dhag Dheer uu helay 22 Cod .

Labada masuul Ee Tartameeysay ayaa labada ka soo jeeda Deegaanada Gal-Mudug.

Guddiga Doorashada ayaa ku dhawaaqay Natiijada.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho