Khudbadaha Musharixiinta Aqalka Sare Oo Maanta La Dhageysanayo

Musharrixiinta u tartamaya xilka guddoonka aqalka sare iyo labadiisa ku xigeen ayaa maanta khudbadahooda ka jeedinaya xarunta aqalka sare e Muqdisho.

Musharrixiinta ayaa gaaraya 16 Qof,waxaana ay u kala tartamayaa saddexda Kursi ee ugu sarreysa aqalka sare,waxaa ay ,abo ka mid ah u tartamayaan guddoonka halka mid todobo ay u tartamayaan ku xigeennada.

Maalinta berri ah ayaa lagu wadaa in ay dhacdo doorashada guddoonka iyo ku xigeennadiisa ee aqalka sare ee Soomaaliya.

Labada musharax ee u taagan guddoonka aqalka sare waa:
Cabdi Xaashi C/llaahi, Xildhibaan hore
Mustafe Maxamed Qodax,  xog-hayihii hore ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, Somaliland

Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka koowaad.

Xasan Faarax Xujaale.
Axmed Xaashi Maxamuud
Cabdiwaaxid Cilmi cumar.
Abshir Maxamed Maxamuud.
Cabdi Axmed Dhuxulow.
Maxamuud Axmed Maxamuud.
Cabdirisaaq Cusmaan Cali.

Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka Labaad.

Hodan Maxamuud Cusmaan.
Osmaan Axmed Maxcow.
Iftiin Xasan Baasto.
Fartuun Cabdulqaadir Faarax.
Sacdiyo Xasan Cusmaan
Mowliid Xuseen Guuleed
Cabdikaafi Macalin Xasan

PUNTLAND POST