Xoolihii oo Bilaabay in ay is Cunaan Abaarta darteed

Lodani oo la sheegay inay tahay tii laga soo celiyey dalka Sucuudiga Oo dhawana Xoolaha Soomaaliya soo Celiyey ayaa laga soo sheegayaa Arin naxdin leh.

Wararka Waxay Sheegayaan inay Lodani xabad xabad isku Cuneen iyagoo gaajo darteeda qeybta Ugu badani halkaasi ku dhinteen.

Abaar Xoogan ayaa ka Jirta Gudaha Wadanka Soomaaliya taasi oo sameeysay Dad iyo Duun .

Hoos ka Daawo Sawirada.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho