Shariif Xasan Sheekh Aadan “balantii waa layga baxay”

Shariif Xassan Sheekh Aadan oo dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay, ka dib markii guldaro uu kala kulmay Doorashadii Muqdisho ka dhacday ee Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadaly arimo badan oo la xiriira doorashad soomaliya.

Shariif Xassan ayaa sheegay inay qiyaameeyen dad uu balan la galay, kuwaas oo uu sheegay inay balanta uga baxeen.

Laakiin Shariif Xassan wuxuu leeyahay ma rajo dhigin maalin maalmaha ka mid ah ayaan noqon doonaa hogaanka Soomaaliya.

CABDIQANI BOOS 

PUNTLAND POST