
Madaxweyne hore Farmaajo oo ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh in uu isku diyaarinayo doorasho hal dhinac ah oo uu xukunka ku sii joogo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Warsaxaafadeed soo saaray ayaa Madaxweynaha dalka, Xasan Sheekh Maxamuud wuxu ku eedeeyay”Burburinta… Sii akhri