![](https://i0.wp.com/puntlandpost.net/wp-content/uploads/2017/02/Nabadoon-Xarrago.jpg?fit=461%2C346&ssl=1)
Puntlnd oo Maxkamad soo taagaysa Nabadoon Xarago
Puntland ayaa sheegtay in Maxkamad lasoo taagi doono Afhayeenka Nabadoonada Gobolka Bari ee C/qaadir Xarago oo todobaadkaan gudihiisa xabsi ay… Sii akhri
Puntland ayaa sheegtay in Maxkamad lasoo taagi doono Afhayeenka Nabadoonada Gobolka Bari ee C/qaadir Xarago oo todobaadkaan gudihiisa xabsi ay… Sii akhri
Nin Hubeysan ayaa Xalay fiidkii Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka mudug ku dhaawacay Gudoomiyihii maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Mudug Cabdiraxmaan Kilwe.… Sii akhri
Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen. C/qaadir Shire Faarax (Erag) oo Maanta shir jaraa’id ku qabtey Magaalada Boosaaso ayaa ka hadlay… Sii akhri
Wasaradda shaqada, shaqaalaha dhallinyarada iyo ciyaaraha dawladda Puntland Ayaan maanta daahfurtay wejigii labaad ee barnaamijka tiro-koobka shaqaalaha rayidka ah ee… Sii akhri
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada amaanka Puntland ay xalay… Sii akhri
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray digreeto xeer Madaxweyne Lr.18 ee February… Sii akhri
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta 24, Febuary 2017 si… Sii akhri
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta 22 February 2017 magaalada Mudisho… Sii akhri
Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta 16 February, 2017… Sii akhri
You must be logged in to post a comment.