Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxay ka wada-hadleen Biixi iyo Geelle?

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga waddan Jabuuti ayaa kulan la qaatay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle… Sii akhri

Posted on December 23, 2020December 23, 2020 by News Office

TAARIIKHDA QADIIMKA AH EE DALKA IYO DADKA SOOMAALIYEED – Qaybtii 12aad

Posted on December 23, 2020December 23, 2020

AFKA SOOMAALIGA. Horay waxa aynu u soo sheegnay in cilmi-afeedku uu yahay mid ka mida rukummada ugu muhiimsan ee bulsho… Sii akhri

The Second Phase of Eldahir-Erigavo Road Construction Begins

Posted on December 23, 2020December 23, 2020 by cph

Bosaso (PP News Desk) — Puntland Vice President Ahmed Elmi yesterday launched the second phase of Eldahir-Erigavo Road Construction Project.… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo u ambabaxay waddanka Jabuuti

Posted on December 23, 2020December 23, 2020 by News Office

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa saaka oo Arbaco ah safar shaqo ugu ambo baxay waddanka… Sii akhri

Hawlgal xoogan oo ka socda waqooyiga Gaalkacyo

Posted on December 23, 2020December 23, 2020 by News Office

Laamaha kala duwan ee Amniga Puntland, ayaa saaka oo Arbaco ah hawlgal xooggan ka wada wada, waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee… Sii akhri

Ingiriiska iyo Faransiiska oo ku heshiiyay in la furo Xuduudka dhanka badda labada dal

Posted on December 23, 2020December 23, 2020 by News Office

Dowladaha Ingiriiska iyo Faransiiska, ayaa isku afgartay in la furo xuduuda marinka badda ah ee u dhexaysa laba dal, oo… Sii akhri

Trump oo diiday in uu saxiixo Miisaaniyadda dowladda iyo Gargaarka COVID-19

Posted on December 23, 2020December 23, 2020 by News Office

Madaxweyne Donald Trump ayaa xalay ku hanjabay in uusan saxiixi doonin xeer uu ansixiyay koongareeska Mareykanka oo isugu jira 1.4… Sii akhri

Wejiga labaad ee dhismaha waddada Ceeldaahir-Ceergaabo oo la daahfuray

Posted on December 22, 2020December 22, 2020 by Desk

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta daahfuray wejiga labaad ee dhismaha waddada Ceeldaahir ilaa Ceergaabo oo lagu… Sii akhri

US businessmen are close to exploiting Ethiopia’s oil plans in a multibillion-dollar scheme

Posted on December 22, 2020December 22, 2020

An Ethiopian-American investor and his partners are on the brink of pulling off an elaborate scheme that may unfairly take… Sii akhri

Shacabka Mandheera: Waxaa ku jirnaa labo xabo dhexdood

Posted on December 22, 2020December 22, 2020 by Desk

Qaar kamid ah waxgaradka Mandheera ayaa dowladda Kenya ka codsaday in ay muddo 48 saacadood ah uga saarto Mandheera Cabdirashiid… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close