Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Mahdi Guuleed iyo Axmed Madoobe oo soo gaaray Garowe

Waxaa maanta Garowe soo gaaray wufuud ay kala hoggaaminayaan Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed iyo madaxweynaha Jubbaland Axmed… Sii akhri

Posted on December 28, 2020December 28, 2020 by Desk

Madaxweyne Trump oo saxiixay Xeer dhaqaale oo uu diiddanaa

Posted on December 28, 2020December 28, 2020 by News Office

Madaxweyne Donald Trump ayaa maanta oo Isniin ah saxiixay gargaar dhaqaale oo ka kooban $900 oo bilyan oo dollar oo… Sii akhri

Lix Su’aalood oo Ku Socda Murrashax Daahir Maxamuud Geelle

Posted on December 28, 2020December 28, 2020 by cph

Garoowe (PP) — Daahir Maxamuud Geelle markii lagu soo dhoweeyay Garoowe wuxuu qabtay shir jaraa’id. Lixda su’aalood ee soo socda… Sii akhri

Sudan oo dib u qabsatay dhul ay isku hayeen Ethiopia

Posted on December 28, 2020December 28, 2020 by News Office

Sudan ayaa la wareegtay gacan ku haynta inta badan dhul ay ku eedeysay inay horey u qabsadeen dad Ethiopian ah,… Sii akhri

Dad ku dhintay weerar toorrey loo adeegsaday oo ka dhacay Shiinaha

Posted on December 28, 2020December 28, 2020 by News Office

Ugu yaraan toddoba qof ayaa dhintay kaddib markii nin toorrey ku hubeysan uu weerar ka geystay waqooyi-bari Shiinaha, sida ay… Sii akhri

Ugu yaraan 50 ruux oo ku dhintay dagaal dhexmaray Ciidamada DDS iyo Canfarta Itoobiya

Posted on December 28, 2020December 28, 2020 by News Office

Ugu yaraan 50 ruux oo labada dhinac ah, ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen dagaal culus, oo shalay dhexmaray… Sii akhri

Puntland oo eedeyn u jeedisay Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya

Posted on December 27, 2020December 27, 2020 by Desk

Mas’uuliyiin ka tirsan Pumtland oo ka hadlay ciyaartii galabta ee Galmudug iyo Puntland ayaa Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya ku eedeeyay… Sii akhri

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha dalka

Posted on December 27, 2020December 27, 2020 by News Office

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhoweeyay Garoowe

Posted on December 27, 2020December 27, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo Axad ah soo gaaray… Sii akhri

Guddiga lagu muransanyahay ee heer Federaal oo shaaciyay Habraacyada doorashada Aqalka sare

Posted on December 27, 2020December 27, 2020 by News Office

Guddiga lagu muransanyahay ee Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa shaaciyay Habraacyada Doorashooyinka 2020/21 ee Aqalka Sare iyo iyo foomamka ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close