Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Caasimadda Garoowe oo laga daah-furay mashruuc dhirayn ah

Dowladda hoose ee degmada Garoowe, ayaa maanta si rasmiya u daah-furtay mashruuc ku saabsan dhiraynta iyo cagaarinta magaalada. Barnaamijkan oo… Sii akhri

Posted on March 18, 2021March 18, 2021 by News Office

Puntland oo ciidamo tababar ugu soo xirtay Badhan, Sanaag

Posted on March 18, 2021March 18, 2021 by Desk

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa maanta magalada Badhan ee gobolka Sanaag tababar ugu soo xiray dufcadii 2aad ee ciidamada daraawiishta… Sii akhri

Puntland iyo Jubaland oo qeyb ka ahayn shirka 2aad ee guddiga farsamada

Posted on March 18, 2021March 18, 2021 by Desk

Puntland iyo Jubaland ayaa sheegay in aysan qeyb ka ahayn shirka wajigii 2aad ee guddiga farsamada dowladda federaalka, dowlad goboleedyada… Sii akhri

UN agrees to Ethiopia’s request for joint Tigray probe

Posted on March 18, 2021March 18, 2021 by cph

Ethiopia’s request for an investigation into the humanitarian consequences of the conflict in the country’s northern Tigray region is agreed by United… Sii akhri

Guddi farsamo oo shir looga hadlayo khilaafka doorashada uga furmayo Muqdisho

Posted on March 18, 2021March 18, 2021 by Desk

Sida ay baahisay warbaahinta ku hadasha afka dowladda, waxaa maanta hotelka Decala ee garoonka Aadan cadde magaalada Muqdisho ka furmaya… Sii akhri

Qalab ballaaran oo la gaarsiiyay dekedda Garacad

Posted on March 18, 2021March 18, 2021 by News Office

Qalab ballaaran oo loogu tala-galay dhismaha wejiga saddexaad ee dekedda, ayaa saaka oo Khamiis ah gaaray magaalada Garacad ee Gobolka… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida John Magufuli

Posted on March 18, 2021March 18, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida madaxweynihii waddanka Tanzania, John Pombe Magufuli oo xalay ku… Sii akhri

Madaxweynihii Tanzania John Magufuli oo geeriyooday

Posted on March 18, 2021March 18, 2021 by News Office

Madaxweynihii waddanka Tanzania John Magufuli ayaa xalay geeriyooday, sida ay xaqiijisay Samia Suluhu Hassan oo ah madaxweyne ku xigeenka dalkaas.… Sii akhri

Puntland oo xukuno kala duwan ku ridday doonyo lagu qabtay kaluumaysi sharci-darro ah

Posted on March 17, 2021March 17, 2021 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee magaalada Boosaaso, ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday doonyo kalluumeysi oo lagu helay, in ay… Sii akhri

Maxkamada ICJ oo maalinta berri ah dhegaysan doonta Gunaanadka dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya

Posted on March 17, 2021March 17, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa sheegay in Maxkamadda ICJ ay diiday codsigii dowladda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    June 12, 2025
  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close