
Ingiriiska oo ku baaqday in sida ugu dhakhsaha badan loo qabto doorashooyinka Soomaaliya
Dowladda Ingiriiska ayaa ku baaqday in sida ugu dhakhsaha badan Soomaaliya looga qabto doorashooyin heshiis lagu yahay, si loo xaqiijiyo… Sii akhri
Dowladda Ingiriiska ayaa ku baaqday in sida ugu dhakhsaha badan Soomaaliya looga qabto doorashooyin heshiis lagu yahay, si loo xaqiijiyo… Sii akhri
War saxaafaded ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, ayaa lagu sheegay in Maraykanku si dhow u eegayo ballanqaadkii madaxweyne… Sii akhri
Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Maanta shir guddoomiyay shirka Ciidanka Amniga Gobolka oo lagu qabtay… Sii akhri
Waxaa caawa kulan saacado badan socday Muqdisho ku yeeshay Ra’iisul Wasaare Rooble, madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle iyo xubno ka tirsan… Sii akhri
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa beeniyay wararka sheegaya in baarlamaanku qorsheynayo xilka qaadis uu ku sameeyo Ra’iisul… Sii akhri
Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa maanta xoghaye cusub u magacaabay degmada Gaalkacyo, sida ku cad dikreeto ka… Sii akhri
Xildhibaannada Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa diyaarinaya mooshin xilka qaadis oo ka dhan ah Ra’iisul wasaare Rooble, sida… Sii akhri
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu baaqay dadkii ku bara-kacay qalalaasihii magaalada Muqdisho, in ay dib… Sii akhri
Xukuumadda Puntland ayaa ku baaqday in Beesha Caalamku diyaariso shir ku saabsan Arrima doorashooyinka Soomaaliya, kaas oo dhexmara dhinacyada siyaasadd… Sii akhri
Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa xildhibaannada Golaha isu’gu yeeray kulan gaar ah, kaas oo… Sii akhri